(Pi Muqdihso) Wafdi uu hogaaminayo Raysal wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Ayaa goor dhaweyd ka ambabaxay Muqdisho iyagoo kusii jeeda Gobolka Galgaduud.
Ujeedka Safarka Raysal wasaaraha ayaa ah in maslaxad laga gaaro Dagaalo soo noqnoqdey oo u dhexeeya Laba Beleed oo midna wadato Magaca Dowlada Mida kalena Magaca Suna Waljameeco kuwasoo ku loolamaya Gacan ku heynta Guriceel.
Puntlandi.com
Muqdisho