Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Soomaalida USA.. Akhriso Liiska ISkuulada, Jamacadahja iyo xanaanooyinka caruurta ee la xirey Barafka awgiis qaar ka mid ah Gobolada Dalka Maraykanka

$
0
0

school-closings
Iyadoo Barafka iyo Qabowgu sanadkaan uu fara kulul ku hayo Gobolada Maraykanka qaarkood ayaa hadana Gobolka Tennessee oo caadi ahaan ahaan jirtay meelaha ugu kulul Maraykanka oo aan barafka looga baran ayaa hada noqotey meelaha ugu barafka iyo qabowga badan maalmahaan.

Waxaa la filayaa in maanta oo khamiis ah iyo waliba beri la xiro gabi ahaan Iskuuladda iyo *Gaadiidka Dadweynaha oo tareenadu u horeeyaan, waxaana la isu diyaarinayaa maalmo ay adkaan doonto in lagasoo adeegto tukaanada, Dadku waxay ilaa shalay oo arbaco ah soo iibsaneeyeen adega daruuriga ah, Suuqyada laga adeegto ayaa iyana laga cabsi qabaa iney xirmaan Qabowga iyo Barafka awgood.

Gaadiidka ayaa laga cabsi qabaa iney gabi ahaan istaagaan Magaalooyinka Qaar baqdin laga qabo Barafka awgiis, waxaa iyana laga cabsi qabaa oo cabsida ugu wayn ah in Koronto la’aan ay dhacdo waayo hadii barafka oo dabeylo wataa uu soo bato wuxuu waxyeeli karaa Baalayaasha korantoda, tasoo dhacdey afar sano ka hor xili barafkaan oo kale uu ku hoorey qaybo kamid ah Gobolka Tannesee.

Soomaali badan oo degan Gobolada Barafku faraha kulul ku hayo ayuu saameeyey, inkastoo ay iyana u tabaabusheysteen sidii ay uga badbaadi lahaayeen Barafkaas, Hoos ka akhriso Iskuulada barafka awgiis loo xirey hadii caruurtaadu aado iskuuladaan, indhahana ku haya saxaafada gudaha si aad ula socotid khatarta ka imaan karta Barafka.

Here’s a list of the latest closings due to bad weather. If you don’t see a listing, the school is either open or has not reported

Riix halkaan Iskuulada iyo goobaha kale ee waxbarashada ee loo xirey Barafka awgiis Gobolka qaarkood ee dalka Maraykanka
Puntlandi.com
USA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles