Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland Mudane Bashiir Cabdirahman Xaaaji Gurxan oo maalmahaan Booqasho ku marayay Waqooyiga Amiraka ayaa maanta lagusoo dhaweeyey Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka.
Jaaliyada Puntland ee Minneapolis ayaa si diiran usoo dhaweeyey Wasiirka.
Maalmaha Soo socda ayaa Wasiirku uu kulan la qaadanayaa Jaaliyada Puntland ee Minneapolis.
Mimneapolis waxaa ku nool Jaaliyada ugu balaaran ee Reer Puntland marka loo eego Qurbaha.