Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Itoobiya kasoo laabtey

$
0
0

IB0A9159
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa maanta Dalka kusoo laabtey.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Mekelle ee dalka Itoobiya kaga qeybgaley xuska 40 guuradii ka soo wareegtey markii ururka Tigray People’s Liberation Front (TPLF) uu bilaabey dhaqdhaqaaqii milateri ee isbeddel doonka siyaasadeed. Ururka TPLF ayaa ka tirsan isbahaysiga EPRDF ee haya talada dalka Ethiopia.

Madaxweynaha waxaa Garoonka kusoi dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan labada Gole oo uu hpgaaminayay Gudoonka Baarlamaanka Maxamed C. Jawaari

Puntlandi
Muqdisho
IB0A9159


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles