Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin kooban, Xildhibaan  C/llaahi Qayaad Bare oo Muqdisho lagu diley saaka

$
0
0

Saaka waxaa Magaalada Muqdusho lagu diley Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kasoo lagu magacaabo  C/llaahi Qayaad Barr.

Xildhibaanka ayaa xiliga la dleyey wuxuu u socdey Baarlamaanka si uga qayb qaato Cod u qaadistii Xukuumada RW Cumar Cabdirshiid loogu qaadayay Codka Kalsoonida.

Kooxda dishey Xilfhibaanka ayaa watay gaari daba socdey gaariga Xildhibaanku watay, Waxayna rasaasta ku bilaabeen markuu marayay Isgoyska Ceelgaab, Isla goobtii ayuu Xildhibaanku ku naf baxay.

Xildhibaan  C/llaahi Qayaad Bare ayaa ka soo jeeday Beesha Ciise ee degaanada Gobolka Awdal

Illaahay janadii haka waraabiyo Marxuumka.

Puntlandi.com
Mogadisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles