Video-Gaan sadex jeer daawo markaas baad qosol la rafan doontaye
Akhriso qoraalka intaadan daawan Video-ga
Madaxda Afrika oo Adis ababa ku kulmey ayaa Madaxweyne walbaa mar kuu soo galayay Hoolkii lagu balansanaa waxaa daba socday xubnihii la socday ee Wafdigiisa ahaa.
Nasiib daro Madaxweynaha Dowlada Federaalka Mudane Xasan Sheikh Wafdigiisu isagay ka horeyeen, oo hor boodayeen, sidii ay bodyguards yihiin,waxaa wax laga naxo aheyd sidii ay ugu lugaynayeen Roogi casaa, markay soo gaareen Albaabkii loogu tala galay wafuuda inay hoolka ka galaan, ayay halmar ka leexdeen albaabkii loogu tala galay in madaxweynayaashu hoolka shirka ka dhacayo ka galaan, waxayna isku qadeen oo galeen albaab qaldan oo jikada iyo bakhaarada aadaya, nin ka mid ah shaqaalaha wafuuda soo dhaweyneysa, ayaa isku dayay inuu si farsameysan oo aan la arkeyn uu u saxo, lakiinse Madaxweynaha xukuumada masiibo qaran, Madaxweyne Xasan iyo kooxdiisii waxay xoog ku dhafeen oo dar dareen ninkii iyagoo weliba xawaare dheer ku ordaaya
Daawasho wacan
www.puntlandi.com.