Prof. Axmed Muumin Warfaa oo hprey isugu soo sharaxay Madaxweynaha Soomaaliya iminkana waxka dhiga Jaamacad ku taal dalka Maraykanka.
Proffosprku wuxuu si qodo dheer oo cilmiyeysan u sharaxaya Sababta ay Xukuumada Madaxweyne Xasan Shiikh u socon la dahay iyo caqabada horyaal.
Waraysigaan wuxuu proffosorku siiyay Golaha 88