Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Denmark “Xaflad lagusoo dhaweynayo Boqor Burhaan oo Copenhegan marti u ah”

XAFLADDA SOO DHAWEYNTA BOQORKA EE COPENHEGAN-DENMARK
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Boqor

Waxaa sharaf wayn noo ah in aad nagala soo qayb gashaan xaflada soo dhawaynta Boqor Burhaan Boqor Muuse oo xaflada  soo dhawayntiisu ay ka dhacayso magaalada copenhagaen  ee dalka Denmark .

Waxaan si sharaf leh uga codsanaynaa  dhammaan matisharafta ka soo qaybgalaysa xaflada in  ay ilaaliyaan waqtiga  

Xafladu ayaa ka dhacays

 Maalinta : khamiis,
29 Janaayo 2015

Goobta: Diamond Place
Adreeska: 
Frederikssundvej 246,
2700 Brønshøj

Waqtiga: 17:00 Galabnimo

Kasoo qaybgal wacan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles