Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuumad Muxubo warsame farax bare oo maanta ku geeriyootey Dalka Maraykanka

$
0
0

tacsiAlla ha u naxariistee waxaa maanta 18.01.2015 ku geeriyoodey Magaalada Kansas ee Dalka Maraykanka Marxuumad Muxubo Warsame Farax Bare.

Waxaa tacsi loo dirayaa Qoysaska Reer Cabdi-Dhubad Cuuke Acade iyo Reer Faarax Bare.

Jaaliyada Puntland ee Aarhus Denmar ayaa tacsida diraya waxayna sigaara ugu tacsiyeynayaan Khadra Dhubad geerida ku timid Hooyadeed.

Waxaan illaahay marxuumada uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf, Ehelkana in illaahay kasiiyo samir iyo iimaan.

Aaamiin Aaamiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles