Raysal wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake oo Waraysi siiyey Idaacada VOA ayaa sinaba u difaaci waayay Xukuumadiisa Masiibo Qaran.
Raysal wasaare Cumar oo isku dayay inuu sharaxaad ka bixiyo Wasiirada ka tirsanaa Xukuumadii hore ee hada ku jira Xukuumadiisa, wuxuu Raysal wasaaruhu garan waayay tirada saxda ah ee Wasiiradii uu sheegey inuu isagu soo Magacaabey.
Hoos ka dhagayso Waraysiga Raysal wasaaraha