Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland oo Wasiir ka noqdey Xukuumada Cusub ee RW Cumar Cabdirshiid

$
0
0

2015-01-12 01.10.27Saciid Xuseen Cabdi Ciid Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Puntland ee dhowaan xilkaas wareejiyey ayaa loo Magacaabay Wasiirka Caafimaadka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Mudane Ciid ayaa wuxuu in mudo ahaa Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland.

PUNTLANDI.COM
MUQDISHO


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles