Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ilka Jiir iyo Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo ka mid noqdey Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumada RW Cumar Cabdirshiid

$
0
0

ilka jiirWasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Dowlada Puntland Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir ayaa loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada dowlada Federaalka Soomaaliya halka Wasiirka Dastuurka loo magacaabay Mudane Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo horey usoo noqdey Wasiiru Dowlaha Xiriirka Caalamiga Puntland.

puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles