Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah— Raysal wasaare Cumar C/Rashiid oo Magacaabey Golihiisa Wasiirada

$
0
0

breaking nesRaysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirshiid ayaa Caawa saqdii dhexe oo isniin 14.01.2015 soo galayso wuxuu ku dhawaaqay Xukuumadiisa Cusub oo ay ku jiraan Wasiiradii muranku ka taagnaa.

Raysal wasaaraha ayaa Codsadey in ay Xildhibaandu anixiyaan Xukuumada si ay u guda galaan shaqada loo igmadey.

Golaha Wasiirada RW Cumar Cabdirshiid waxay ka kooban yihiin 25 wasiir.
Goordhow naga filo liiska Wasiirada

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles