Golaha Wasiirada Xukuumada Cumar Cabdirshiid ayaa iminka diyaar ah waa sida ay Puntlandi warka ku hayaan.
Wasiirada Uu Raysal wasaaruhu beri ku dhawaaqayo qaarkood waa kuwan.
1- Wasiirka Arimaha Dibada Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
2-Wasiirka Maaliyada Xuseen Cabdi Xalane.
3- Wasiirka Cadaalada Farax Cabdulqaadir,
4- Wasaarada Arimaha Gudaha Cabdikaiin Xuseen Guuleed
5–Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow.
Sida ay Puntlandi warka ku heleen Raysal wasaaruhu wuxuu aqbalay Codsigii Madaxweynaha, Waxaana golaha wasiirada lagu dhawaaqayaa dhpwaan
PUNTLANDI.COM