Waxaa maanta oo Sabti ah ka furmay Magaalada Muqdisho Shirkii 53-aad
ee Wasiirrada Arrimaha Dibeda IGAD, iyadoo Madaxweynaha J. F.
Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu shirka si rasmi ah u furay.
Hadaba halkan hoose ka dhagayso khudbadihii ay jeediyeen
Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka
Arrimaha Dibedda Ethiopia Mudane Tedros Adhanom iyo Wakiilka gaarka ah
ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Danjire Nicholos Kay.
Khudbadii Madaxweyne Xasan Sheikh