Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan,ayaa wada gaaray heshiis laba geesood ah,kaasi oo saaka si rasmi ah uso ugu Badhigeen Saxaafadda.
Halkaan riix si aad u aqrisato warmurtiyeedka iyo Qodobada lagu heshiiyey