Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Aarhus Denmark

$
0
0

Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aarhus in maalinta jamcada uu Jaaliyada la kulmi doono Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Gaalkacyo Dr. Maxamed Xuseen Aaden kasoo Jaaliyada uga warbixin doona Xaalada guud Caafimaadka Puntland.

Dhakhtarku wuxuu si gaara uga warbixin doonaa siyaabaha ay u zshaqeeyaan Isbitaalada waaweyn ee Puntland isagoo sigaara ugu dheeraan doona Osbitaalka Gaalkacyo oo uu ka howlgalo isagu madaxna ka yahay.

Hadaba xubnaha Reer Puntland ee daneynaya kulanka, Wuxuu kulanku dhacayaa..

Jamcada 12.12.2014
Kl.1600
ForeningHus-ka

Ha moogaanina.

Wixii su’aal ah la xiriir

Cawil +4551713330


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles