Siyaasi Daahir Mire Jabril oo goobjoog ka ahaa shirkii New Deal ee lagu qabtay Copenhegan 19 kii iyo 20 kii bishaan Novembar ayaa wuxuu warbixin guud naga siinayaa shirka iyo natiijadiisa.
Shirka New Deal waxaa Wafdiga Soomaaliya hogaaminayay Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuuna ahaa Shirku mid ay hareeyeen Qalalaasaha siyaasadeed iyo khilaafka ka jira Villa Soomaaliya.