Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Baarlamaankii oo lagu kala tagey natiijo la’aan

$
0
0

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Jawaari ayaa isaga baxay Hoolka Baarlamanka,waxaana fashilmay kulanka,Ka dib Buuq ka dhashey Xildhibaanada kasoo hor jeeda mooshinka oo ogaadeen in xalay si qarsooddi ah loo qaybshey mooshink.

Arrintan ayaa sababtay in halkaas ka dhaco buuq iyo sawaxan sababay in Baarlamaanka la xiro lana joojiyo kulanka.

Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa xakamayn waayay Xildhibaanada tiradoodu ay ka badan tahay 120,kuwaas oo ay ka go’an tahay inay difaacaan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.

Waa markii sadexaad oo Mooshinka ka dhan ah Xukuumadda uu fashilmo,oo lagu kala tago.

Wixii sii kordha kala soco puntlandi.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles