Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Xildhibaan Cabdi Bare “Ma jiraan Xildhibaano naga tirsan oo la shirey Madaxweyne Xasan”

$
0
0

Iyadoo Olalolaha ka socda Villa Soomaaliya ee loogasoo horjeedo RW Cabdiwali ay baryahaanba ka dhex socdeen Baarlamaanka ayaa hada waxaa iyana bilowdey olole ay wadaan Xafiiska Madaxweynaha oo la adeegsanayo Saxaafadaha Muqdisho kasoo ka dhan ah Raysal wasaaraha iyo Xildhibaanada kasoo horjeeda Mooshinka, Idaacadaha Muqdisho ayaa laga wadaa Borobogaando xoogan, Waxaa sidaas Puntlandi u sheegey Siyaasi weyn oo Muqdisho kusugan.

Dginaca kale Xildhibaan Cabdi Bare oo ka mid ah Xildhibaanada sida weyn ugasoo hor jeeda Mooshinka ayaq Beeniyey warar ay maanta baahinayaan Saxaafada Muqdisho oo sheegaya in Xildhibaanada diidan Mooshinka iyo Madaxweynaha ay Xalay kulmeen.

Xildhibaan Cabdi Bare wuxuu yiri ma jiro kulan dhex maray Xasan Sheikh iyo Xildhibaanada diidan Moshinka,warkaasna waa dacaayad aan ognahay meesha laga keeney.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles