Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi – marxuumad Caasha Aw-Aden Cabdi. Oo Ku geeryootay UK 15.11.2014 .

$
0
0

Inna Lillahi wa inna ilaihi raji’un

Waxaa Dalka UK ku geeriypotey 15.11.2014 Alla ha u naxariistee Marxuumad Caasha Aw-Aden Cabdi.

Marxuumada Waxaan illaahay uga baryeynaa janotul Fardowsa iyo in illaahay samir kasiiyo Ehelka iyo Asxaabtaba.

Aaamiin Aaamiin

Waxaa tacsidan soo gudbinayay reer Daahir .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles