Raysal wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo Wareysi Xiiso leh siiyey BBC ayaa si aad u kulul u eedeeyey Maamulka Xasan Sheikh oo uu ku tilmaamey mid lumisey hankii wayn ee loo qabay.
Mudane Geedi wuxuu yiri ” Dowladu waxay ka leexatay wadadii loo doortey, waxay hurisey Dagaal sokeeye, cidna kama qorsoona in Dowladu ka dambeysey dagaalkii Kismaayo, uma dul qaadaneyno in majaraha laga leexiyo shacabka Soomaaliyeed.”