Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wasiirka Iskaashiga iyo Xiirka Caalamiga ah ee Puntland oo khudad dheer ka jeediyey shirka New Deal ee ka soca Copenhegan

$
0
0

DSC00320
Wasiika Wasaaradda Iskaashiga iyo Xiirka caalamiga ee Puntland Mudane Cali Axmed Faatax oo hogaaminaya Wafdiga Puntlad ug qaybgalaya shirka New Deal ee ka socda Denmarka ee maanta  laso gabagabeynayo, ayaa maanta  20.nov.2014 wuxuu ka jeediyey khudbad dheer oo uga hadley baahida ka jirta Puntlnd, Amaanka iyo horumarkaba.

Wasiirka oo hadalka dheeraaday wuxuu gudbiyay Warbixin dheer oo ku saabsan bahida Puntland iyo Mashruuca New Deal qaybtiis Puntland.

Warkaan oo faahfaahsan dhowaan naga filo.

Puntlandi.com
Copenhegan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles