Caawa Makhribkii waxaa Hoobiyayaal lagusoo garaacay Nawaaxiga Madaxtooyada, Dhismayaasha Safaaradaha Itoobiya iyo Jabuuti ay ku yaalaan.
Warkaan oo hada soo dhacay awgeed lama oga khasaaraha uu geystey weerarku iyo cida ka dambeysa.
Inta lahubo sagaal jeer ayaa lasoo tuurey Hoobiyaha.
Amaanka Muqdisho ayaa sii xumanaya maalmahaan waxaana loo sababeynayaa in sugida amaanka ay curyaamisey Qalalaasaha siyaasadeed ee u dhexeeya Masuuliyiinta Dowlada.
Puntlandi
Muqdisho