Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada puntland ee dalka Malaysia oo ka tacsiyadanaysa  Geerida Ugaas axmed Ugaax maxamed :

$
0
0

tacsiDhamaan jaaliayada ee dalka Malaysia waxay  ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid allaha unaxariistee ugaaas axmed ugaas maxamed (geesood) oo ku geeriyooday degmada Goldogob ee Gobolka Mudug .

Jaaliyadu waxay si gaar ah  tacsi tiiranyo leh uga diraysaa qaraabadii ,ehelkii iyo dhamaan umada reer puntland iyo soomaaliyeed uu ka geeriyooday ugaas axmed ugaas maxamed .

Waxayna allaha uga baryayaan in ilaahay unaxariisto janatul firdawsa ka waraabiyo inta ehelada ah iyo umada soomaliyeed uu ka geeriyooday samir iyo iimaan  kasiiyo .

Tacsi waxaa diraya dadka kala ah :

1. Beeldaaje maxamed beeldaaje ismaaciil .

2. c/fitaax siciid caynab (diplomacy).

3/ dr c/caziiz bandiirad.

4/faysal gumbe(waxgarad)

5/nabadoon maxamed siciid.

6/eng c/khaalaq jaamac magan.

7/nabadoon maxamed siciid .

8/c/kariim cisman ciise (gudoomiyihii hore).

9/c/fitaax maxamed cabdulle (ganacsade)

10/mahad c/salaan (aqoonyahan).

Gudoomiye jaaliyada puntland ee dalka Malaysia :maxamud c/risaaq cali (Geyre).

Axmed maxamed samatar .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles