Kulanka Baarlamaanka ee maanta lagu balansanaa ayaa Dib loo dhigey.
Gudoomiyayaasha Baarlamaanka ayaa ku kala fikir duwanaadey qabsoobida kulanka ee maanta oo Arbaco lagu wadey inuu dhaco.
Sida ay Puntlandi warka ku heleen Gudoomiye Jawaari ayaa go’aansadey in kulanka la baajiyo arimo la xiriira amaanka awgiis.
Puntlandi
Muqdisho