Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Taliyihii socdaalka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la diley

Image may be NSFW.
Clik here to view.
breaking nes
Waxaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho lagu diley alla ha u naxariistee Maxamuud Maxamed Cadow oo loo yaqiin Dhabarey ahaana Taliyihii Socdaalka Garoonka Diyaaradaha Aaden cade International Airport.

Koox wata gaari kuna hubeysan qoryaha fudud ayaa Taliyaha Dilay xiliga la dilayana wuxuu watay gaarigiisa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles