Furitaankii Kulan ay maanta isugu imaanayeen Xildhibaanada Federaalka ayaa koox xildhibaano ah ay buuq iyo Fawdo ka bilaabeen kuwasoo doonayay iney meelmariyaan mooshin ay ka keeneen Xukuumada.
Sida naloo xaqiijiyey Xildhibaanada kasoo horjeeda Mooshinka ayaa tiro ahaan badnaa, iyadoo Xildhibaanadii laga badnaa ee Mooshinka keeney ay bilaabeen buuq, Hadii uusan joojin lahayn Kulanka Gudoonka Baarlamaanu waxaa dhici lahayd caadadii hore oo aad ka daawan doonto Videogaan hoose.