Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Alla ha u naxariistee Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cabdule Geesood

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas isagoo ku hadlaya Magaciisa kan labada Gole iyo kan shacabkaba wuxuu Tacsi u dirayaa shacabka Puntland geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cabdule Geesood oo maanta ku geeriyoodey MAgaalada GALDOGOB EE Gobolka Mudug, Madaxweynuhu wuxuu

“Innaa Lillaahi wa innaa Illayhi raajicuun,  waxaan Eebbe ka baryayaa inuu dhammaanteen samir iyo iimaan innaga siiyo Ugaas Axmed , Waxaan tacsi u dirayaa Qoyska marxuumka, Qaraabada, Asxaabta, iyo Guud ahaan shacabka Puntland”. Ayuu yiri Madaweynuhu.

Amiin

Amiin

Puntlandi.com

post@puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles