Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta gaaray Baydhabo

$
0
0

Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, oo uu ka socdo abaabulka dhamaystirka maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa horey u joogey Baydhabo,waxaana la filayaa in Madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlamanku ay si wada jir ah u Daahfuraan shirka Maamul u samaynta Saddexda Gobol ee kala ah;Bay,Bakool iyo Shsabeelada Hoose.

Safarka maanta uu Madaxweynahu ku tagay Baydhabo ayaa kusoo aadaya xilli khalkhal siyaasadeed uu ka jiro VillavSoomaaliya.

Puntlandi.com
Muqdisho.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles