Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tahniyad ku socota Cabdulaahi Khaliif Shiikh Maxamud iyo  Marwadiisa  khadro cabdul caabi oo meherkoodu ka dhacay Galdogob

$
0
0

10723494_10204831957421391_949450671_n
Waxaan hambalyo u diraynaa lamaanaha is mehersadey Cabdulaahi Khaliif Shiikh Maxamud iyo 
Marwadiisa  khadro cabdul caabi oo meherkoodu ka dhacay Goldogob4.10.2014.
Waxaan ugu ducaynaynaa Ducadii Nabiga CSW Barakalahu lakum waa Baaraka calaykuma wajamaca baynakum bilqeyr
 
Waxaan leenahay noqda kuwii isku raaga oo isku raaya, ubad kheyr qabana kala hela, soo dedejiya arooskana.
 

Waxaa Hanbalyadan Diraya.

Aabe khalif sh maxamuud
Hooyo fadumo xade samatar
Hoyo sahro cawil xasan oo gabadha hooyadeed ah
Fardowso khaliif sh maxamuud
Saciido khalif sh maxamuud
Surer khalif sh maxamud
 
Cabdinuur khaliif sh mxmd
Binti khalif sh mxmud
Ruweydo khalif sh mxmud
Ahmed khalif sh maxamud
Cabdulqaadir maxamed cilmi
Khadar cali gaas sh ahmed
Amaal ali gas sh ahmes 
Libab ali gas sh ahmed 
Yasin ali gas sh ahmed
Maxamed cukash sh ahmed
Adan cukash sh ahmed
Farax cukash sh ahmed
Maxamed cabdul caabi
Maxammuud cabdul caabi
Shamhaad cabdul caabi
Maxamed abdulllahi adan
Roodo abdulkahi adan
Maxamud abdullahi adan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles