Shirwaynaha Beelaha Jubaland uga socdey Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeynayaa waxaana soo xiraya Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe).
Shirka oo sidii loogu talagalay soo dhamaadey ayaa laga gaarey guulo kusaabsan iscafis iyo is afgarad u dhexeeya Beelaha Gobolada ay Jubaland ka kooban tahay.
Faahfaahinta iyo sawiro kala soco wararkayaga dambe.
Puntlandi
Kismaayo