Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

OGEYSIIS: Xawaaladda iftin Epress Norway oo macaamiisha qiimo-dhimis u sameysay bisha Ramadan

$
0
0

Xawaalada Iftin ee Dalka Norway waxay macaamiisha ugu bishaaraynaysaa in bisha Ramadaan awgeed qiima dhimis loogu sameyn doona lacagaha ay dirayaan, meeshay doonaan ha u direene Macaamiisha waxaa laga dhimayaa 1% , kheyraadka bisha Ramadaan owgeed.

Madaxa Xawaalada IfintinExpress ee Norway Ing. Ducaale ayaa Saxaafada u sheegay in Qiima dhimistu ay ku egtahay Ciida, inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaana ay soconeysa,

Xasuuso Fidrada inaad dirto inta lagu guda jiro Ramadaanta, kuna dirso Ifintin Express adoo ka faaideysanaya qiima dhimista.

Kala xiriir Iftin Express Norway

Tlf. 22370222 ama 2215000

Mobil:- 45807887 ama 48050195

Iftin oslo

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508