United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
For Immediate Release:
PRESS STATEMENT 28/2014
Mogadishu, 28 June 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, todayextended his best wishes to all Somali people as they prepare for the holy month of Ramadan.
“Ramadan is a time for families and communities to share the happiness of gathering together for iftar and prayers. It is a time for thoughtful reflection, reconciliation and to remember those who are less fortunate than ourselves. We are reminded that peace, equality and compassion bind us together and are far stronger than anything that divides us. In this spirit I wish all Somali people and their families a peaceful and blessed month. Ramadan Kareem! ” Mr Kay Said.
Ends.
**********************
Faafin Degdeg ah:
WARSAXAAFADEED 28/2014
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo hadal ka soo saaray munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaanka
Muqdisho, 28 June 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta hambalyo u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyagoo isu diyaarinaya bisha barakaysan ee Ramadaan.
“Ramadaan waa waqti ay qoysaska iyo bulshadu isla wadaagaan farxad iyo raynrayn markay isugu yimaadaan afurka iyo salaadaha. Waa waqti la yeesho fikir qotodheer iyo dibuheshiisiin, laguna xusuusto dadka danyarta ah oo naga liita. Bishan waxaa nala xusuusinayaa in nabadda, sinaanta iyo naxariistu ay yihiin waxa isku kaana xira, aadna uga xoog badan wax kasta oo na kala qaybiya. Anigoo tan rumaysan, waxaan dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda u rajaynayaa bil Ramadaan oo nabad ah oo barakaysan. Ramadaan Kariim!” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah Nicholas Kay.
Dhamaad.