Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo Dalka kusoo laabtey

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Dalka kusoo laabtey.

Madaxweyne Xigeenka puntland iyo Masuuliyiin kale ayaa soo dhaweeyey.

Madaxweynaha ayaa saxaafada uga warbixinaya safarkiisii Jabuuti iyo Kenya.

Faahfaahin iyo Sawiro goor dhow naga filo.

PUNTLAND
GAROWR


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles