Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wararkii shalay ay warbaahinta muqdisho ku sheegeen Xilka qaadista Indha Qarshe iyo Abaanduulihiisa oo beenoobay

$
0
0

somalia-villa-somalia Muqdisho— 26 Juun 2014— Pi— Warar rasmi ah oo howlwadeenada Puntlandi ka heleen Villa Soomaaliya ayaa noo cadeeyey in aysan jirin Xilka qaadis lagu sameeyey Saraakiisha u sareeya Ciidanka, Sargaal ka tirsan Madaxtoyada oo si hoose ula hadley Puntlandi ayaa yiri “Wararkaas waa been abuur la baahiyey, mana jirto Wareegto Madaxweyne oo xilka looga qaadey Jeneraal Daahir Aaden Cabdi (Indho Qarsho iyo Abaanduulaha Ciidanka Xooga Jen. Cabdirsaaq Khaliif Cabdi.

Shalay oo Arbaco ahayd ayaa saxaafada Muqdisho baahiyeen Xilka qaadis lagu sameeyey Ciidanka Xooga, warkasoo hada u muuqda mid aan jirin, Puntlandi ayaa isku dayey iney la xiiiraan labadaan Jeneraal waase noo suura gali waydey, inkastoo markii dambe uu sargaal ka tirsan Madaxtooyada noo Xaqiijiyey inaan warkaas jirin.

puntlandi
Muqdish


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles