Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis Tacsi— Alla ha u Naxariistee Waxaa Magaalada Aarhus Wadanka Denmark ku Geeriyootey Astur Cabdi Aaden Aangolo

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILLAYHU RAAJUCUUN

Alla naxariistii jano haka waraabiyee Waxaa saaka Aroortii 8 Ogoosto 2013 Magaalada Aarhus ku geeriyootey Marxuumad Astur Cabdi Aaden Aangolo, Waxaa Geerida Marxuumada lagu wargalinayaa Ehelka iyo Qaraabada meel walboo aj joogaan, Marxuumadana Waxaan illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aamiiin, Aamiiin, Amiiin, Amiin.

Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Aarhus waxay Tacsi tiiraanyo Xambaarsan u dirayaan Cabdi dhaanjoor geerida ku timid Xaaskiisa, alla ha u naxariistee Astur Aangolo.

Waxaa sidoo kale tacsi loo dirayaa Caruurtii marxuumadu ka tagtey iyo Dhamaan Qoyska Reer Aangolo.

Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo Marxuumada.

AAAAMIIIN AMIIIN AMIIIN AAAAAAMIIIIIN


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles