Inkastoo meelo badan oo Soomaaliya ah laga tukaday salaadii Taraawiixda hadana Beri oo khamiis ah 8 Ogoosto waxaa la isku raacay iney Ciid tahay, ka dib markii bisha laga arkey wadamada Sacuudiga, Qadar, Kuwayt iyo Emaaraatka Carabta.
Dhamaan Howlwadeenada iyo Masuuliyiinta warbaahinta Puntlandi TEAM waxay akhristayaaasha iyo guud ahaan Shacabka Muslimiinta u rajaynayaan Ciid Wanaagsan.