$ 0 0 Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Xasan Sheikh Maxamud iyo Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya wuxuu ku Casumay Markabka Turkiga ee Xeebaha Soomaaliya ku jooga Magaca Nato.