Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Madaxweyne ku Xigeenka Jubaland oo lagusoo dhaweeyey Nairobi

$
0
0

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Jubaland Cabdullahi sheikh Ismaaciil Farataag ayaa maanta si heersare ah loogusoo dhaweeyey Magaalada Nairobi, Madaxweyne ku Xigeenka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Masuuliyiin iyo Odoyaasha Jubaland, Farataag oo la hadley saxaafada wuxuu sheegey inuu u socda Dalka Itoobiya halkaasoo uu uga qayb gali doono shirka wadahadalka Dowlada Federaalka iyo dowlada Jubaland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508