Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo sawirada Magaalada Garowe oo ka qaybgalaysa Tartanka East and Central Africa Inter City basketball oo beri ka furmi doona Tanzaniya

$
0
0

Dalka Tansaaniya caasimadiisa Dar Al-Salaam Waxaa 6 bishaan ka furmaya Tartan Basketball ah oo caalami ah ayna kasoo qaybgalayaan kooxo matalayaa qaar kamid ah Magaalooyinka Afrika, Soomaaliyana waxaa u matalaya Caasimada Puntland ee Garowe.

Hadaba kooxda Garowe City ee ka qaybgalaya tartanka East and Central Africa Inter City basketball oo hada gaarey Caasimada Tanzania, ayaa la rajaynayaa iney guulo kasoo hoyiyaan tartanka.
129

223

223 (1)

20140503_0856021

20140503_0912501

20140503_0924381

20140503_1021151

20140503_110313120140503_1104211


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles