Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji C/laahi ayaa maalmahaan soo jiitey indhaha saxaafada aduunka ka dib markii Boqortooyada Dalka Thailand ay usoo dhaweeyeen si diiran.
Beeldaajiye Maxamed oo kamid ah Isimada Soomaaliya ayaa booqashadiisa Thailand waxay ahayd mid fasaxa iyo nasasho ah, isagoo dhinaca kalena Suuqgeyn iyo magac wanaagsan uu u sameeynayay Shacabka iyo Dalka Soomaaliyeed, wuxuuna Shacabka Thailand uga warbixiyey dhaqanka Soomaaliya.
↧
Daawo Sawirada Beeldaajiye Maxamed Beeldaajiyo oo safar dalxiisa ku tagey Thailand, Magaca Soomaaliyana dib usoo xusuusiyey Reer Thailand
↧