Quantcast
Channel: admin
Browsing index pages (3508 articles)

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliye Muumin “Fari kama qodna Gaalkacyo, Kuwo badan Ayaan Cadaalada soo...

Taliyaha Booliska Gobolka Mudug Kornayl Muumin Cabfi Shire oo ka hadlayay munaasabadii lagu toogtay Maleeshiyaadkii Argagixisada ayaa dhambaal hanjabaad ah u diray kuwa wali ku howlan ama faraha kula...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-dhabaab oo Shacab ku xasuuqay Wisil

Deegaanka Wisil ee Koonfirta Gobolka Mudug oo Xalay saq Xalay ay Al-shabaab soo galeen ayaa lagusoo waramayaa inuu ka dhacay Xasuuq loo geystay Dhacabka, inkastoo Galmudug aysan dhaacin dhibka soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warqad “ Rooble oo amray inaan cidna “Hay’adaha Dowlada’ Talaabo qaadi karin...

Warqad kasoo baxdey Xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa lagu amray Hay’adaha Dowliga ah oo ay wasaaraduhu ugu horeeyaan ineysan wax talaabo ah qaadi karin iyadoon marka hore lasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro – Kenya oo Riala Odinga uu ka badbaaday shil Helikopter

Gudoomiyaha Mucaaradka Kenya Riala Odinga ayaa ka badbaaday Shil Diyaaradeed kadib markii ay lasoo dhacdey Helekopter. Shilka cidna kuma geeriyoon, waxaana Odinga ku weheliyey oo lasaaraa Diyaarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking — Heshiiskii oo la saxiixay Farmaajo miiska ka maqan

Waxaa si rasmiya loo saxiixay Heshiiskii Doorashada oo uusan qayb ka ahayn Madaxwwynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi. Raysal wasaare Rooble , Madaxweyne Deni , Axmed Madoobe, Qoorqoor,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afisyooni oo la sigayo in lagusoo gunaanado Heshiiskii Doorashada iyadoon...

Shirar badan oo lagu hungoobay ka fin waxaa maanta la filayaa in lasoo gabagabeeyo Heshiis rasmi ah oo lagu aado Doorasho Dalka ka dhacda, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xukuumadiisa ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakiishii ka hortagay 2-dii sano ee mudo kordhinta oo Xaflad loo qabtay...

Degmada Deyniile waxaa maanta lagu qabtay Xaflad loogu mahadcelinayo Laguna dhiiri galinayo Saraakiishii hogaaminaysay Howlgalkii ay Ciidamada qaarkood ugasoo horjeesteen in muda kordhintii labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Maxamed Geedi “ Hadii Shirka ay ka qaybgalaan Xasan iyo Shariif Ana...

Raysal wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegey in Shirka Wadatashiga hadii loo ogolaado inay kasoo qaybgalaan Madaxweynayaashii hore Uu isna kasoo qaybgalayo. Raysal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro Mdx.Deni oo Muqdisho yimid iyo Shirka Wadatashiga Doorashada oo...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdigii uu hogaaminayay ayaa Muqdisho soo gaaray si uu uga qayb galo Shirka lagu wado inuu halkaas ka furmo maalinka Axada. Sida aan xogta ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Warfaafinta Puntland oo Magacawday Gudiga Saxaafada

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi “Timacade” ayaa shaaciyey Gudi lagu magacaabo Gudiga Saxaafada Puntland oo lagsoo kala xulay Ururada iyo Wasaaradaha qaarkood, Ururada lagsoo xulay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya oo shaacisay inay Soomaaliland ay ka caawinayaan Aqoonsiga

Dowlada Kenya ayaa hoosta ka xariiqdey inay Soomaaliland ka taageeri doonaan Raadinta Aqoonsiga Dowladnimada Soomaalililanf. Qoraal kasoo baxay Aqalka Madaxtooyada Kenya oo lasoo dhigay Twitterka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Deni oo Nairobi gaaray

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maantay gaaray Magaalada Nairobi halkasoo uu booqasho shan maalmood ah ku joogi doono. Madaxweynaha ayaa intuu Nairobi joogo wuxuu la kulmayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweynay u dhalatay Maali oo 9 caruura halmar dhashay

Xalima Cisse waxay baal ga gashay buuga taariikhda kadib markay noqotay Haweyneydii u horaysay oo Sagaal Caruura Uurka ku ‘wada qaaday Hal mar. Xaliimo Ciise waa 25 jir u dhalatay Dalka Maali ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo Ergayga usoo diray Geeska Afrika oo aysan Soomaaliya ku jirin

Jeffrey Feltman oo ah Ergay gaara oo Aqalka Cad usoo diray inuu soo kormeero Geeska Afrika ayaa Tagi doona Dalalka Masar. Otoobiya, Eritrea iyo Sudan. Ergaygaan ayaa wuxuu dalalkaan kala hadlayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roobabka oo sababay in laga cabsi qabo in Bosaso iyo Garowe ay kala go’aan

Roobabka ma hiigaanka ah re ku hooray Deegaanada Puntland ayaa sababay in ay burburaan Buundooyin muhiim u ah isusocodka Puntland. Deegaanka Alxamdulilaah ee Gobolka Karkaar waxaa burburtay Buundada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi- Jaaliyada Oo ka tacsiyaynaysa Geeridii Marxuum Maxamed Xuseen Daaniye

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCIIN. Allaah ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay Axad 4.05..2021 ku geeriyooday magaalada Copenhegan Dalka Danmark Xaaji Maxamed Xuseen Daaniye . Dhamaan xubnaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Tiiraanyo leh Alla ha naxariistii Maxamed Xuseen Daaniye oo ku...

Illaahay naxariistii haka waraabiyee waxaa Magaalada Copenhegan Dalka Denmark ku geeriyooday Marxuum Maxamed Xuseen Daaniye Oo maalmahaan Xanuunsanaa. Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Denmark...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News-Farmaajo oo shaaciyey inuu hogaaminta Doorashada Wareejiyey

Madaxweynsha Xilkiisu dhanaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu Baarlamaanka Wakhtigiisu dhamaadey u sheegey in uu hogaaminta Doorashada uu ku wareejiyey Raysal wasaare Rooble. Wuxuu kaloo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii Baarlamaanka oo la sugayo Madaxweyne Farmaajo iyo Buuq laga cabsi qabo

Waxaa goordhaweyd Albaabada loo furay Golaha Shacabka iyadoo Xildhibaanadu mid mid usoo galayaan, waxaa jirta cabsi laga qabo in Xildhibaanada badankoodu ay soo xaadiri waayeen halka Xildhibaano...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani Way nooshahay

Idaacada VOA ayaa maanta baahiday inay geeriyootay Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani, Balse Warbaahinta Puntlandi.com waxay xaqiijinaysaa, In fanaanadu ay nooshahay. Lama oga qaabka ay u heleen VOA...

View Article
Browsing index pages (3508 articles)


Latest Images